Hay’adda IRC Oo Xaqiijisay In Lagu Soo Wareejay Dad Shiina Ah Oo Lagu Afduubay Itoobiya

Hay’adda caalamiga ah ee IRC ayaa xaqiijisay in lagu soo wareejiyay muwaadiniin u dhashay Shiinaha oo lagu afduubtay gobolka Oromia ee dalka Itoobiya.

Ha’yadda ayaa sheegtay in koox maleeshiyaad ah ay kusoo wareejiyeen saddexda qof ee u dhashay Shiinaha isla markaana ay ku wareejiyeen safaaradda Shiinaha uu ku leeyahay Itoobiya, sida uu BBC u sheegay sarkaal ka tirsan hay’adda.

Jabhadda OLF ayaa toddobaadyo ka hor sheegay in galbeedka Itoobiya ay ku afduubteen muwadiniinta u dhashay Shiinaha.

Xilliggaasina, ma jirin cid ka tirsan dowladda Itoobiya ama Shiinaha oo ka hadlay dhacdadaas.

Related posts

Dhegeysiga Dacwadda Badda Ee Somaliya Oo lasoo Gabagabeeyay.

Bnnstaff Bnnstaff

Xildhibaan Qabile Oo Xisbiga Kulmiye Uga Digay In Aanu U Baabi’in Sidii Xisbigii Udub

Bnnstaff Bnnstaff

Xildhibaan Soo Jeediyay In Qofkii La Jeedalayno Si Toos Ah Warbaahinta Looga Baahiyo

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More