Musharaxiinta Oo Rooble U Gudbiyey Xubanaha Doorashooyinka Ee Ay Ka Cabanayaan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kula kulmay xubno matalayay Midowga Musharraxiinta oo kala ah Madaxweyneyaashii hore Sheikh Shariif Sheikh Axmed, Xasan Sheikh Maxamuud iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Xubnaha midowga musharixiinta ayaa gudbiyay liiska xubnaha ay cabashada ka qabaan ee ku jira guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo dowlad-goboleed iyo guddiga xallinta khilaafaadka.

Xubnaha labadan guddi oo ay soo magacaabeen qaar kamid ah maamul gobolleedyada ayaa waxaa si wayn uga hor-yimid xubnaha midowga musharixiinta. Waxaa ay ku eedeeyen guddiyadan in aysan dhexdhexaad noqon Karin, isla markaasna ay xubno ka yihiin shaqaalo iyo askar ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Related posts

”Lamu Waxaa La Tagtay Muqdisho!” – Arag Fal-Celinta Shacabka Kenya Ee Dood-Afeedka Somalia Iyo Kenya

Bnnstaff Bnnstaff

Suldaan Daakir Oo Bogaadiyay Lacagta Ay Xukuumada Muuse Biixi Ka Daysay Murashaxiinta Beelihiisa

Bnnstaff Bnnstaff

“Qofkii Nabiga Caaya Dhiigiisu Waa Banaanyahay Waana In La Dilaa” Sheekh Maxamuud Cabdi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More