Dawlada Shiinaha OO Dadkeega U Fasaxday In Ay Dhali Karaan Saddex Cunug

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay maanta oo isniin in muwadiniinteeda loo ogolaaay inay dhali karaan hadda kadib 3 carruur ah.

Bayaan kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in go’aankaan uu qeyb ka yahay siyaasadda  guud ee wax looga qabanaayo gabowga kusoo badanaaya dadka Shiinaha .

Dowladda ayaa intaas ku dartay inay taageeri doonto hirgeinta go’aankaan cusub.

Dowladda Shinaha ayaa 2016-kii ogolaatay in la dhali karo 2 carruur kadib markii ay yaraadeen dhalinyarada dalkaas.

Waxaa xusid mudan in dowladda Shiinuhu mamnuucday 1979-kii in la dhalo hal cunug ka badan, si looga yareeyo kororka dadka Shiinaha.

Related posts

Dowladda Somaliya Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Dagaalkii Ka Dhacay Jowhar

Bnnstaff Bnnstaff

Gudiga Beelaha Garxajis Oo Ka Hadlay Rabshado Ka Dhacay Magaalada Burco

Bnnstaff Bnnstaff

Wararkii ugu dambeeyey ee Weeraro ka dhacay Magaaloyinka Muqdisho Iyo Baydhaba

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More