Ururka ONLF Oo Eedeymo U Jeediyay Madaxwayne Mustafe Cagjar

Mustafe Muxumed Cumar ayaa maanta ka hadlayay munaasabad xarigga looga jarayay isla markaana lagu dhagax dhigayay wadooyin cusub oo laga hirgalinayo caasimadda deegaanka ee jigjiga.

Hadalkiisa ayaa imaanaya, iyadoo xukuumadda iyo ururada siyaasaddu ay isku hayaan sidii cid waliba ay u kasban lahayn kalsoonida dadka codbixiyeyaasha ahi ee dhawaan codkooga ka dhiiban doono doorashada loo ballansan yahay.

Afhayeenka ururka ONLF Cabdiqaaddir Xasan Hirmooge, caddaani ayaa ka falceliay hadalka madaxweynaha, waxaana uu sheegay in Maamulkiisa uu fashilmay.

Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in Shacabka dowlad degaanka aysan helin adeegyada ay u baahan yihiin xilli Canshuur laga qaado

Related posts

Madaxwayne Deni Oo Caawa Afka Furtay Shaaciyayna Waxyaabo Badan Oo Uu Sheegay In Ay Isaga Iyo Farmaajo Ku Wada Hadleen

Bnnstaff Bnnstaff

Xisbiga Wadani Oo Xalay Saqdii Dhexe Dharka Dhaxanta U Qaybshay Darbijiifta

Bnnstaff Bnnstaff

Gebilay: Shacab Cabasho Ka Muujiyay Dhaam Biyood Loo Qodayey

Mustafehaji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More