Madaxwayne Muuse Biixi Oo Markale Qaabilay Xildhibaan Cabdikariin Axmed Mooge.

Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa markale qaabilay Xildhibaan Cabdikariin Axmed Mooge.

Madaxweynaha Somaliland ayaa Saaka Mar kale qaabilay Cabdikariim Axmed Mooge iyo Mudaneyaasha golaha deegaanka ee Weheliya.

Waxaa xusid mudan in kulankii shalay ay yeesheen labada dhinac uu ka dhacay guriga madaxweyne Biixi, balse Kulanka la gudogalay saaka, ayaa ka dhacaya Qasriga Madaxtooyada oo ay goor dhawayd galeen Xubnaha uu hogaaminayo Mr.Mooge. iyadoo laga horraysiiyay shirka golaha wasiirrada ee khamiis kasta qabsooma.

Related posts

Khilaaf Durba Ka Dhex-qarxay Imaaraadka Carabta Iyo Israel Iyo Waxyaabaha Uu Salka Ku Hayo Khilaafku

Bnnstaff Bnnstaff

Tobabaraha Xulka Gobolka Awdal Oo Ka Dareen Celiyay Ciyaartii Maanta

Bnnstaff Bnnstaff

Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Qaab Casri Ah Loo Diiwaan Galinayo

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More