Deg Deg:- Dhalinyarada Somaliya Ee Tobabarka Ciidan Ugu Maqan Eritrea Oo VOA La Hadlay Baaq Culusna Soo Diray

Ciidamada Somaliya Ee Tobabarka Uga Maqan Dalka Eritrea Oo La Hadlay Idaacada VOA Ayaa Waxa Ay Sheegeen In Ay Xaalada Adag Ku Jiraan Sidoo Kalena Ay Qaar Ka Mid Ah Dar Xumo Ay U Dhinteen 

Dhalinyara Oo La Soboba Amni Darteed Loo Qariyay Magacyadood Ayaa Waxay Sheegeen In Si Xun Loola Dhaqmo Waxayna Umada Balse Waxa Ay Beeniyay In Ay Ka Qayb Qaateen Dagaalkii Gobolka Tigreyga Ee Dalka Itoobiya Waxayna Umada Somaliyeed Ugu Baaqeen In Loo Soo Gurmado

 

Related posts

Ruushka Oo Markii Ugu Horaysay Tijaabiyay Gantaal Ayna Isku Qabanayn

Bnnstaff Bnnstaff

Shiinaha Oo Balan Qaad Cusub U Sameeyay Dowladda Soomaaliya Iyo Nuuca Balanqaadkaasi

Maraykanka Iyo Iraan Oo Heshiis Cusub Ah Wada Galay Iyo Nuuca Heshiiskaasi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More