Borama News Network

Somaliland Oo Si Adag Naqdisay Qoraallo Ay Dowladda Federaalka u Dirtay Qaramada Midoobay Iyo Midawga Afrika

HARGEYSA — Dawladda Soomaaliya ayaa dhowaan ugu baaqday ururrada Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay inay mowqif mabda’ ku salaysan ka qaataan is-afgaradkii ay bishii hore kala saxiideen Itoobiya iyo Soomaaliya.

War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibedda ee Soomaaliya ayaa ugu baaqaysa ururradan inay cambaareeyaan is-afgaradkaasi “sharci-darrada ah” iyo “ku-xadgudubka Itoobiya ee madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed Soomaaliya,” – waa sida lagu yiri war saxaafadeedkee.

Haddaba qoraal xalay ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland ayaa lagu naqdiyay jawaabihii ay dowladda Federalka Soomaaliya dhawaanahan ka bixineysay heshiiska is-afgaradka ee Ethiopia iyo Somaliland

Related posts

Raysal Wasaarihii Dalka Slocakia Oo La Toogtay Iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya Toogashadaasi

Abdiaziz Bnnstaff

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo xukun dil ah ku riday Sayid-Cali Macalin Daa’uud

Abdiaziz Bnnstaff

Dhul Gariir Xoogan Oo Ka Dhacay Dalka Jaban Iyo Tirada Dadka Ku Dhintay Oo La Shaaciyay.

Abdiaziz Bnnstaff