Midowga Yurub Oo Cunaqabateyn Ugu Hanjabay Dowladda Lubnaan Iyo Sobobta

Midowga Yurub ayaa ugu hanjabay Mas’uuliyiinta dalka Lubnaan Cunaqabateyn toos ah hadii aysan badbaadin dhaqaale xumida wadankaasi uu la daala dhacayo.
Uqeybsanaha arrimaha siyaasadda Midowga Yurub Josef Boril ayaa sheegay inuu kulankii uu la qaatay Madaxweyne Mishal Coon uu ku wargeliyay inay la kulmi doonaan cunaqabateyn adag hadii aan la badbaadinin dhaqaale hoos kusii socda dalka lubnaan.
Waxa uu sidoo kale ku booriyay in lasoo dhiso xukuumad cusub oo wax kabadal ku sameeysa siyaasadda iyo dhaqaalaha wadankaasi.

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Dr.Xasan Oo Si Adag Uga Hadlay Gabadhii Shaadhka Iyo Surwaalka Suuqa Ku Martay Iyo Gabadh Kale Oo Taageertay

Bnnstaff Bnnstaff

Armenia Oo Qiratay Jabkii Ka Soo Daadhay Dagaalkii Ay La Gashay Azerbaijan

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Somaliya Oo Beenisay In Ay Kenya Kala Hadashay Xayiraada Qaadka

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More