Diyaarada Ku Burburtay Gudaha Dalka Iraan Iyo Tirada Dadka Ku Dhintay Diyaaradaasi

Wakaalladda Wararka dalkaasi ee IRNA ayaa sheegtay inay 2 qof ku geeriyootay Diyaarad Nooca Tababarka oo maanta ku burburtay Degmadda Garmeh ee W/bari ee dalkaasi.

Taliyaha Boliska Gobalka Waqooyiga Khorosan, Saciid Motahari ayaa sheegay in Diyaaradda burburtay ay leedahay Shirkadda Fara Sepehr ee Iran.
Waxa uu intaasi ku daray inay Cillad Farsamo qabsatay Diyaaradda, xilli ay Duullimaad Tababar ku jirtay.

Bilowgii sanadkan, Diiyaarad kale oo Tababar ayaa si degdeg ahj u caga-dhigatay, kadib, markii uu Shidaalkii gabaabsi ka noqday.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Ex Madaxwayne Sheekh Shariif “Dowladda Yaysan Moodin Haddii Laga Aamusay In Laga Baqay”

Bnnstaff Bnnstaff

Carruur Ku Geerigootay Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab Ee Kenya Iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya

Bnnstaff Bnnstaff

Deg Deg:- Natiijada Doorashada Dalka Uganda Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Cida Guulaysatay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More