Kooxda Taliban Oo Sheegtay In Xalka Afqanistaan Uu ku Jiro Dowlad Islaami Ah

Xilli rabshdaha ka taagan dalka Afghanistan ay sii kordhayaan ayaa hogaamiya ku xigeenka kooxda Taliban waxaaa uu sheegay inay ka go’an tahay wadahadalada nabadda.

Mullah Abdul Ghani Baradar ayaa intaa ku daray in “nidaam islaami ah oo sax ah” uu yahay qaabka kali ah ee lagu soo afjari karo dagaalka Afqanistaan.

Hadalkiisa ayaa ku soo beegmaya xilli walaac laga qabo in la isku mari waayo wadahadalada u dhaxeeya Talaiban iyo dowladda Afqanistan ee gar-wadeenka ka tahay dowoladda Qatar.

Wadahadaladii u dhaxeeya Taliban iyo dowladda Afqanistaan ayaa muddo bilooyiin ah hakad ku jiray.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Faahfaahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxaya Qarax Ka Dhacay Maraykanka Iyo Dadka Ku Dhintay

Bnnstaff Bnnstaff

“Qaxoontiga Dhanka Itoobiya Kasoo Galaya Oo Aad Usoo Badanaya…”Guddoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacyaasha Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaare Rooble Oo Bogaadiyay Doorashada Ka Dhacaysa Qaar Ka Mid Ah Deegaanada Puntland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More