Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres Oo Fariin U Dirtay Dowlada Itoobiya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa ku booriyey madaxda Itoobiya iney xaqiijiyaan in dhammaan codbixiyeyaasha ay ku dhiibtaan codkooda si xor iyo xalaal ah.

Wuxuu ka dalbadey dhammaan dhinacyada ku lugta leh iney ka fogaadaan wax kasta oo carqaladeyn kara habsami u qabsoomidda doorshada.

Codeynta doorashada ayaa ka socoto Itoobiya inteeda badan, iyadoo bilaabay 06:00 aroornimo ee saaka. War fidiyeen kasocda BBC-da ayaa soo tabiyey iney arkeen safaf dhaadheer oo ay codbixiyeyaashu uggu jiraan doorashada magaalada caasimada Addis Ababa iyo magaalooyin kalaba.

Ma jiraan wax doorasho ah oo ka dhaceysa gobolka uu dagaalku ka socdo ee Tigreega, iyo maamulo kale oo ay ka dhaceen wax is daba marin iyo sahay xumo.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Siyaasi Ka Hadlay Khasaaraha Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Shidan Ee G/Sanaag Iyo Tirada Dadka Dhintay

Bnnstaff Bnnstaff

Warbaahinta Qaranka Somaliya Miyay La Safatay Raysal Wasaare Rooble?

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Trump Oo La Ogaaday In Uu Akoono Ku Leeyahay Dalka Shiinaha

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More