Dowladda Libya Oo Siideysay Maxaabiis Masaari Ah Iyo Tirada Maxaabiista La Siidaayay

90 qof oo Masaari ah oo ku xirnaa Xarunta lagu xiro Shisheeyaha Sharci-darada ku jooga dalka Libiya ayaa ugu dambeyn dadaal farabadan oo la sameeyay la sii wada daayey.

Madaxa Ergada Diplomaasiyiinta Masaarida u joogta Caasimada dalkaasi ee Tripoli, Maxamed Tharot Salim ayaa dadaal u galay sidii Muhaajiriintaasi loo sii daayo lahaa oo ilaa Jimcihii hore ku xirmaa Xarun ay Hay’adda Socdaalka Libiya ku hayaan Muhaajiriinta sharci La’aanta ku jooga dalkaasi.

Mas’uuliyiinta sar sare ee dowladda Masar ayaa soo dhaweeyay go’aanka dowladda Libya ay ku siideysay muhaajiriinta u dhashay dalkooda ee u xirnaa.

 

Xafiiska Wararka BoramaNeews
BoramaNews.com

Related posts

Gudiga Dabagalka Hantida Qaraka Oo Soo Jeediyay In Kalsoonida Nalaga Noqdo Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Iyo Sababta

Bnnstaff Bnnstaff

Hogaamiyaha Mucaaridka Dalka Ruushka Oo Xukun Xabsi Ah Lagu Riday

Bnnstaff Bnnstaff

Cali Khaliif Oo Shaaciyay Sobobtii Ay Jabhadii Khaatumo Heshiiska Ula Gashay Xukuumadii Siilaanyo

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More