Gudiga Doorashooyinka Dalka Itoobiya Oo Bilaabay Tirinta Codadka La Dhiibtay

Natiijooyin hordhac ah ayaa kasoo baxaya codbixintii ay dhiibteen shaley shacabka ee doorashada Itoobiya.

Guddiga qaran ee doorashada (NEBE) ayaa lagu wadaa in shan maalmood gudahood uu ku dhawaaqo natiijada doorashada.

Wax doorasho ah kama dhicin gobolka Tigreega, halkaasoo ciidanka dalkani ay kula dagaalamayaan jabhad mucaarad ah.

Guddiga doorashada ayaa sheegay iney maanta kasii socon doontocodeynta doorashada dhanka bari ee Itoobiya, iyo sidoo kale gobolka galbeedka ee Oromada.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Guddida Diiwaagangalinta Ururada Siyaasada Oo Soo Afmeeray Qaybta Koowaad ee wajiga labaad Ee Diiwan Galinta Ururada Siyaasada

Bnnstaff Bnnstaff

Gudoomiyaha Xisbiga ONLF Oo Ka Warbixiyay Khilaaf Soo Ka Dhex Jira Xisbigaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Dawladda Yuhuuda oo Aqbashay Guuldaradii Dagaalka ayla Gashya Xamaas Iyo Qodobadii la Isku Hayay oo ay Ka Laabatay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More