Qaramada Midoobay Oo Ka Digtay Dhul Balaadhsiga Kooxda Daliban Ee Dalka Afghanistan

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay inay ka digeyso horumarada ay dagaalamayaasha Daliban ay ka sameysay dhowr deegaan oo dalka Afgaanistan ah kadib markii ay laba jibaareen weerarada ay ka geysanayaan wadankaasi iyadoo ciidamada shisheeye u diyaar garoobayan inay kabaxaan.
Dipora Lionz wakiilka qaramada midoobey ee Afgaanistan ayaa u sheegtay Golaha amaanka QM in falaagada daliban ay meel badan soo qabsadeen waxana ay ka digtay inay keeni doonto barakac xooggan oo dadka rayidka ay sameeyaan.
NATO iyo Maraykanka ayaa isku diyaarinaya in 11ka Bisha September ay kabaxaan dalkaasi Afgaanistaan.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Maraykanka Oo Sheegay Suurta Galnimada In Uu Qarax Kale Ka Dhici Karo Garoonka Diyaarada Ee Kapul

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiirka Anmiga Somaliya Oo Si Adag Uga Hadlay Dhacdadii Ka Dhacay Garoonka Diyaarada Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Masar Iyo Suudaan Oo Heshiis Milatari Kala Sexeexday Xili Ay Colaadi Ka Taagantahay Xuduuda Sudan Iyo Itoobiya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More