Dowlada Somaliya Oo War Ka Soo Saartay Weerar Ay Alshabaab Ku Qaaday Degmada Wisal Ee Gobolka Mudug

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo si adag u cambaareysay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadeen shacabka degmada Wisil ee gobolka Mudug ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay ehellada dadkii ay dishay

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa sheegay in dowladdu ay qaaday tallaabooyin deg deg oo loogu gurmanayo shacabka reer Wisil, oo saakay muujiyey geesinimo, iskana caabiyey.
Sidoo kale Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyey in 41 xubnood Al-Shabaab looga dilay dagaalkii saakay barqadii ka dhacay Wisil, halka tiro intaas ka badan looga naafeeyey.

 

Related posts

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Shaaciyay In Deegaanada Somaliland 18 Qof Ugu Geeriyoodeen Covid 19

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxweynaha La Doortay Ee Mareykanka Jeo Biden Oo Magacaabay Xoghaye Cusub

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwaynaha Somaliya Oo Khudbad U Jeediyey Ciidamada Tababarka U Jooga Dalka Turkiga

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More