Sucuudiga Oo Laga Furay Makhaayad Ay Ku Caweeyaan Xawaanka Eydu

Dalka Sacuudiga ayaa la sheegayaa in laga furay maqaayadda Eeyaha, taasi oo dadka leh Eeyaha ay coffee ka cabi karaa iyada oo ay la socdaan.

Sacuudiga iyo dunida muslimka, Eeyaha waa qaar laga deyriyo nadaafadooda, inta badan la iska ilaaliyo, oo Sacuudiga waxaa mamnuuc ahaa in la keeno goobaha ay dadku joogaan, laakin Sacuudiga oo furfurmaya ayaa hadda isbadal bilaabey, Eeyaha u furan maqaayadda.

Magaalo xeebeedka Khubar ayaa laga smaeeyey maqaayaddan, waxaana mar qura isbadal ku yimid dhaqankii booliiska xayawaanaadka oo diidanaa in la socdo, oo hadda ogolaadey

 

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Israsaasayn Xoogan Oo Xalay Ka Dhacday Magaalada Sheekh Ee Gobolka Saaxil Iyo Sababta

Bnnstaff Bnnstaff

Alshabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saldhig Ciidan Oo Ku Yaala Duleedka Magaalada Kismaayo

Bnnstaff Bnnstaff

Gudiga Doorashooyinka Somaliya Oo Mar Kale Soo Jeediyay Hakina Kursiga Uu Maanta Ku Tartamayo Fahad Yaasiin

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More