Dowlada Itoobiya Oo Ku Dhawaaqday Xabad Joojin Ku Saabsan Dagaalka Hogoblka Tigray

Dowladda federaalka Itoobiya ayaa xabbad joojin hal dhinac ah oo maanta dhaqan galeysa uga dhawaaqday Tigray, sida ay sheegty warbaahinta dowladda.

Xukuumadda Addis Ababa ayaa si joogto ah uga soo horjeesaneysay baaqyada caalamiga ah ee xabbad joojinta bani’aadannimo.

Jabhada Tigree ee ka dagaalanta dalka Itoobiya ayaa la xaqiijiyay in ay dib u qabsatay magaalada Mekelle oo ah Caasimada Tegree.

Itoobiya ayaa u muuqato in ay gashay marxalad cusub kadib markii ay xoogeesteen dagaalada ka socda dalkaas.

 

Related posts

Baarlamaanka Yuhuuda Oo Soo Afjaray Xukunkii Dheeraa Ee Raysal Wasaare Netenyahu

Bnnstaff Bnnstaff

“Dawladu Haku Fuliso Xukunka Shariicada Islaamka Kuwa Qawmu Luudka Ah ” Sheekh Axmed

Bnnstaff Bnnstaff

Booliska oo Baadi Goobaya Nin Dadka Hurdada Ku Gaadaya oo Nafta Dhaafinaya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More