Raysal Wasaare Roole Oo Tobabar U Furay Gudiga Doorashada Somaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal iyo heer dawlad goboleed tababarkan ayaa socon doona mudo afar cisho ah.

RW Rooble ayaa gudiyadda kula dardaarmay in ay si daahfuran oo caddaalad ah u maamulaan hawlaha doorashooyinka ee loo igmaday.

Xubnaha Guddiyada doorashooyinka ayaa dib ugu laaban doona degaannada dowlad Goboleedyada, si loo bilaabo howlaha doorashooyinka halka qaar ay Magaalada Muqdisho ka bilaabi doonaan doorashada labada Aqal.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Qaramada Midoobay Oo Baaq Adag U Dirtay Madaxda Dowlada Somaliya Iyo Maamul Goboleedyada

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Magacaabay Gudoomiye Ku Xigeenada Gobolka Banaadir

Bnnstaff Bnnstaff

Puntland Oo Sheegtay In Nabada Gaalkacyo Ay Ku Timid Wada Shaqeynta Labada Maamul

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More