Gudiga Doorashada Dadban Ee Somaliya Oo Maanta Doortay Gudoomiye Rasmi Ah

Maxamed Xasan Ciro ayaa loo doortay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ka dib doorasho maanta ka dhacday Muqdisho.

Maxamed Xasan Cirro ayaa ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Guddiga FIET, isagoo wareega labaad helay 14 cod, halka Liibaan Maxamed Xasan oo la tartamayay uu helay 10 cod.

Maxamed Xasan Ciro ayaa horay u ahaa Gudoomiyaha guddigii lagu muransanaa ee doorashooyinka.

Doorashada dalka ayaa lagu waddaa in la guda galo maalmaha soo socda.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Midawga Murashaxiinta Soomaliya oo Ka Hadlay Guushka Cabdi Xaashi

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele Oo Ka Qaybgalay Shirwaynaha Dadka Baahiyaha Gaar Ka Ah Qaba

Bnnstaff Bnnstaff

Waare Oo Magacaabay Xubnaha Hirshabeelle Ku Metelaya Guddiga Doorashada

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More