Wariye Caan Ah Oo Lagu Toogtay Waddo Ku Taalla Magaalada Amsterdam Ee Dalka Holland

Weriye caan ah oo dambiyada baara oo u dhashay dalka Holland ayaa si culus loo dhaawacay ka dib markii lagu toogtay waddo ku taal magaalada Amsterdam.

Booliiska ayaa sheegay in weriye Peter R de Vries cisbitaalka loo qaaday asagoo ku jira xaalad adag ka dib markii fiidnimadii Talaadada lagu toogtay faras magaalaha Amsterdam.
Warbaahinta qaranka ee NOS ayaa sheegtay in la soo weeraray ka dib markii uu ka soo muuqday barnaamij lagu sheekeysto oo ka baxa TV-ga.

Muuqaal ayaa muujiyay isaga oo jiifa sagxada oo madaxiisa uu dhaawac ka muuqdo.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Daawo Israsaasayn Toos Ah Oo Dhex Martay Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowlada Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Bnnstaff Bnnstaff

Ciidamada Yuhuuda Oo Weeraro Cusub Ku Qaaday Magaalada Gaza

Bnnstaff Bnnstaff

Wafti Ka Socda Qaramada Midoobay Oo La Sheegay In Ay Ku Soo Waajahanyihiin Magaalada Hargaysa

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More