Haayada Caafimaad Aduunka Ee Who Oo Ka Digtay Qaadida Xayiraadaha Covid 19

Hay’dda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa uga digtay dowladaha caalamka in ay fududeeyaan xayiraadihii saarnaa Covid19, iyaga oo sheegay in dalalka gaara go’aanadaas uu u keeni doono cawaaqib xumo ay adkaan doonto in si fudud looga soo kabto.

Xeeldheeraha xaaladaha deg dega ah ee ururka caafimaadka Qaramada Midoobey Mike Ryan oo ka hadlayay shir jaraa’id oo uu qabtay ayaa sheegay in uu xanuunku soo laba kacleeyaa in aanay fogeyn meelo badan oo adduunka ka mid ah.

Tan ayaa imaaneysa iyada oo dalal Britain ay ka mid tahay dhowaan lawada qaadayo xayiraadihii harsanaa.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Faysal Cali Waraare Iyo Ex Wasiir Maareeye Oo Shirku Kulmay Iyo Ujeedada Shirkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Xildhibanka Aad Shegtay Jingad Aya Kala Goysay Isagoo Askarta Ka Cararaya Oo Guryo Dul”Afhayen Buuni

Bnnstaff Bnnstaff

Daawo:- Madaxweynaha Muuse Biixi Oo Ka Hadlaya Xidhiidhka Caalamiga Iyo Somaliland.

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More