11 Qof Oo Ku Dhintay Danab Ama Biriq Ka Dhacay Dalka Hindiya

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay Danab ka dhacay diwaqooyiga Hindiya halka dad badan uu dhaawac kasoo gaaray dhacdadaas.

Xilliggii ay biriqda ama danabku dhacayay dadkan waxay sawirro isaga qaadayay goob caan ah oo loo dalxiis tego oo ku taalla gobolka Jaipur.

 

Ilaa 27 qof ayaa ku sugnaa goobta oo sawirro isaga qaadayay halkaas.

Danabku waxa uu sanad kasta Hindiya ku dilaa ku dhawaad 2,000 oo qof.

Guddoomiyaha gobolka ayaa shaaciyay lacag dhan $6,700 doolar oo magdhaw ahaan loo siinayo qoysaska dadka ay waxyeellada kasoo gaartay masiibadan.

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

 

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Xiisada Dagaal Oo Ka Taagada Suudaan Iyo Dad Gaadhaya 6 Qof Oo Dhintay

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaare Rooble Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dalka Masar U Fadhiya Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Golaha La magac Baxay Badbaado Qaran Oo War Ka Soo Saaray Go’aankii Baarlamaanka Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More