Maamulka Jubaland Oo War Ka Soo Saaray Arimaha Amniga Ee Deegaanada Maamulkaasi

Golaha amniga maamulka Jubbaland ayaa kulan ka yeeshay arrimaha amiga Jubbaland xiliga doorashooyinka lagu guda jiro.

Kulanka ayaa waxa shir gudoominaayay madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmad Madoobe).

Golaha ayaa soo saaray go’aano adag oo la xiriira dhanka amniga, waxayna digniin u direen odayaasha dhaqanka iyo cid kasta oo xiriir la leh Al-shabaab, iyadoo oo Hay’adda NISA la faray inay tallaabo adag ka qaado cidii ku xadgudubta amniga.

...........

Related posts

Raysal Wasaare Abiy Ahmed Oo Sheegay In La Xidhaayo Safaarada Dalkiisa Ee Dalalka Dibada Iyo Sobobta

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo La Kulmaya Cadaadiskii Ugu Waynaa Ee Ah In Uu Is-Casilo Iyo Sababta

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwaynaha Masar Oo Ka Hortegay Afgambi Ka Dhan Ah Oo Uu Si Wayn Uga Cabsi Qabay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More