Koonfur Afrika: Daawo muuqaalka Ilma Yar Oo Laga Tuurayo Dabaq Si Naftiisa Loo Badbaadiyo

Tirada dadka ku dhintay qalalaasaha ka taagan Koonfur Afrika ayaa gaaray 72 qof.

Kacdoonka looga soo horjeedo xariga Madaxweynihii hore Jacob Zuma ayaa maalmo ka socday Koonfur Afrika.

BBC-da ayaa sii deysay muuqaal cunug laga soo tuuray dhisme ku yaal magaalada Durban.

Dukaamo ku yaalay dabaqa koowaad ee dhismaha ayaa la bililiqeystay, kadib markii uu gubtay dhismaha, cunuga ayaa laga soo tuuray dabaqa. Maalin ka hor, 10 qof ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen markii laga dhacay xarun laga dukaameysto oo ku taal Soweto.

Ilaa hadda waxa la xqiijiyay in ilaa afar qof oo Soomaali ah ay ku dhinteen isla rabshadaha ka socda dalkaas.

Related posts

Sababta ka dambeysay geerida Madaxweynihi Tanzaaniya oo la shaaciyay

Bnnstaff Bnnstaff

Awooda Ciidanka Turkiga Oo Soo Ifbaxday Dagaalkii Arimiya Iyo Azerbijaan Iyo Xogo Xasaasiya

Bnnstaff Bnnstaff

Dil Qorshaysan Ayuu Ahaa Waxaana Ka Masuula Badhasaabka” Mudaharadayashii Cerigaabo

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More