Madaxwaynayaasha Dalalka Masar Iyo Kenaya Oo Kulan Xasaasiya Ku Yeeshay Masar

Madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta ayaa markii uu ka soo amba baxay dalka Faransiiska waxa uu booqasho ku soo maray dalka Masar,halkaasi oo uu wada-hadallo kula yeeshay dhiggiisa dalkaasi Masar Cabdifataax Al-Sisi..

Kulanka labada Madaxweeyne ayaa waxaa ay uga wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin nabadda iyo amniga gobolka, ganacsiga iyo jawaabta Afrika ee Cudurka Covid-19.

Madaxweynaha Kenya ayaa uga mahad celiyay dhiggiisa Masar soo dhaweynta uu u sameeyay, isaga oo sheegay in la ordhin doono xiriira wadashaqeyn ee ka dhaxeeya labada dowladood.

Madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa uu ku sugnaa dalka Faransiiska,waxaana uu heshiis iskaashi la soo saxiixday Madaxweynaha dalka Faransiiska.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

“Looma Hanjabi Karo Dadkii Codla La Waydiisanayo” Siyaasi Hure Buubaa Oo Si Adag Ula Hadlay Xisbiyada Mucaaridka

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Poland Oo Walaac Xoogan Ka Muujisay Tahriibayaal Ku Soo Qulqulaya Dalkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Somaliland Iyo Itoobiya Oo Diyaarinaya Shuruucda Adeegsiga Dekeda Berbera Ee Dowlada Itoobiya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More