Jubbaland Oo Ku Dhawaaqday In Doorashada Aqalka Sare Ay Waqtigeeda Ku Qaban Doonaan

Jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday iney 25 bishaan qaba karaan doorashada Senatarada Aqalka Sare ku matalaya dowlad goboleedka Jubbaland.

Qoraalka ka soo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa lagu cadeeyay iney diyaar u yihiin qabashada doorashada Aqalka Sare.

 

Related posts

Puntland Oo Baaq Nabadeed Ka Soo Saartay Colaad Beeleed Ka Taagan Degaanka Dhabar-dalool

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxweynihii Dalka Haiti Oo La Dilay Iyo Xogo La Xidhiidha Dilkaasi Oo Soo Baxaya

Bnnstaff Bnnstaff

Daawo:- Afar Qodob Oo Laga Diwaan Galiyay Doorashadii Xalay Ka Dhacday Magaalada Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More