Midowga Murashaxiinta Mucaaridka Somaliya Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Somaliya

Midowga Musharaxiinta oo galabta illaa caawa shir uga socday Hotelka Jazeera ayaa ka soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan xaalada doorashada iyo caqabado ay sheegeen in haddii aan xal degdeg ah loo helin inay dib u dhac ku keeni karto habsami u socodka doorasho hufan oo loo dhan yahay.

Midowga musharaxiinta ayaa sheegay in xaalada dalka ay marayso xaalad hubanti la,aan ah.

Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay inay welwelsan yihiin faragelin uu ku haayo habsami u socodka doorashada Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Related posts

Banaabaxyo Waawayn Oo Lagaga Soo Horjeedo Jabhada TPLF Oo Ka Dhacaya Magaalada Jigjiga +Sawiro

Bnnstaff Bnnstaff

Isbedeladii Ugu Dambeeyay Ee Dagaalka Dalka Itoobiya Iyo Ciidamada Itoobiya Oo Sheegay In Ay La Wareegeen Aagaga Cusub

Bnnstaff Bnnstaff

Xisbiga Jamhuuriga Oo Isku Khilaafay Soo Jeedinta Xil Ka Qaadista Madaxweyne Trump

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More