Qaramada Midoobay Oo War Ka Soo Saartay Munaasibada Ciidul Odxada

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan ayaa hambalyo ku aaadan muanasabadda ciidul Adxaa u diray shacabka Soomaaliyeed.

Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay dhammaan Soomaalida u rajaynayaan “Ciid Wanaagsan.”
“Hambalyo diirran oo ku aaddan Ciidul Adxaa ayaa idin kaga imaanaysa bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,” ayuu yiri James Swan, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.

“Waxaan dadka Soomaaliyeed kala qayb qaadanaynaa xuska maalintan iyo rajadooda ku aadan dib u heshiisiinta, naxariista, midnimada iyo nabadda. “Ciid Wanaagsan”

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Jubbaland Oo Faah Faahisay Kulankii Axmed Madoobe Iyo Wakiilo Ka Socday Beesha Caalamka

Bnnstaff Bnnstaff

Dibadbaxyada Loogaga Soo Horjeedo Hindise Sharciyeedka Ammaanka Faransiiska Oo Markale Rabshado Isku Badelay

Bnnstaff Bnnstaff

Xisbiga Wadani Oo War Ka Soo Saaray Diiwaangalinta Murashaxiinta Ka Tartami Doona Xisbigaasi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More