Dowladda Mareykanka Oo Sheegtay In Ay Sii Xoojin Doonto Duqeymaha Ay La Beegsanayso Shabaab

Mareykanka ayaa duqeyntii ugu horeysay ka fuliyay gudaha Soomaaliya tan iyo markii uu xilka qabtay madaxweyne Joe Biden.

Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah oo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka fuliyay meel u dhow magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug maalintii shalay.

Afayeenka wasaarada gaashaandhiga Cindi King ayaa sheegtay in Mareykanku uu taageerayo ciidamada Soomaaliya oo ay weerar ku soo qaadeen dagaalyahanno ka tirsan Al shabaab.

Waxay sheegtay in qiimeyn lagu sameynayo qasaaraha ka dhashay duqeyntaas ee gaari kara dadka rayadka ah, balse wararkii ugu horeeyay waxay tilmaamayaan sida ay sheegtay inaysan jirin dad rayid ah oo wax ku noqday

Madaxweyne Biden wuxuu xadiday weerarada diyaaradaha aan duuliyaha laheyn meel ka ka baxsan dalkiisa Mareykanka.

Madaxweynihii isaga kahoreeyay ee Donald Trump ayaa kordhiyay weerarada dhanka cirka ahaa ee ay diyaaradaha Mareykanku ka geesanayeen mudadii uu xilka hayay gudaha dalka Soomaaliya. Wax yar ka hor intii uusan xafiiska ka tagin, wuxuu am

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Fanaan Hore Axmed Biif Oo Hargaysa Soo Gaadhay Iyo Fanaan Hore Maxamed Bk Oo Soo Dhaweeyay

Bnnstaff Bnnstaff

Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saartay Khilaafka Madaxwane Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Rooble

Bnnstaff Bnnstaff

Kulan Xasaasiya Oo Madaxwayne Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Rooble Ugu Socda Madaxtooyada Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More