Booliska Somaliya Oo Shaaciyay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Eedaysanyaal Gabdh Ku Dhibaateeyay Gedo

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen dhamaan eedeysanayaasha la rumeysanyahay in ay dhibaateeyeen ubax ibraahim Cabdullaahi.

Ubax Ibraahim Cabdullaahi oo 15 sano jir ah waxay la dhultaallaa dhibaatooyin loogu geystay Gobolka Gedo, kuwaas oo isugu jira jirdil, gubis iyo in labada gacmood looga xiray sil sillad sida ay Warbaahinta u sheegeen dhaqaatiirta gacanta ku haysa kiiskeeda ee Isbitaalka Madiina ka howlgala.

Warka kasoo baxay booliska Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Eedeysaneyaasha dhawaan ay la wadaagi doonaan dadka Soomaliyeed faahfaahin la xariirta sida wax u dhaceen.

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa shalay sheegay in Cadaaladda la horkeeni doono dadkii ka dembeeyey dhibaateynta Ubax Ibraahim Cabdullaahi.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Mooshin Ka Dhan Ah Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland Oo Ka Socda Garoowe + Magacyada

Bnnstaff Bnnstaff

Shacabka Muqdisho Oo Ku Baaqay İn Xal Laga Gaadho Khilaafka Doorashada Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Kooxo Hubaysan Oo Wadada Maka Almukarama Ee Muqdisho Ka Bilaabay Dhac Iyo Boob

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More