Shir Ku Saabsan Amniga Qaaradda Afrika Oo Ka Furmay Magaalada Nairobi Ee Kenya

Diblomaasiyiin ka tirsan golaha ammaanka ee Qaramada Miboobey, kuwaas oo ka soo jeeda waddamada Qaaradda Africa iyo sidoo kale dalalka Caribbean-ka oo ku shiraya magaalada Naiorbi ee dalka Kenya ayaa ka arrinasanaya xaaladaha amni iyo nabadgalyo ee Qaaradda Africa.

Si gaar ah waxaa shirkan diiradda loogu saarayaa xasaradaha ka taagan waddanka Itoobiya iyo sidoo kale khilaafka ka taagan biyo-xireenka weyn ee Itoobiya.

Xoghayaha Guud ee Arrimaha Dibadda Kenya ayaa sheegay in kulankaan uu ka dhigan yahay fulinta Amarka Nabadda ee ka yimid Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Mi Ka Mid Ah Gudigii Dacwada Badda Somaliya Iyo Kenya Oo Geeriyooday

Bnnstaff Bnnstaff

Maraykanka Oo Muujiyay Inuu Difaacayo Jasiirada Taiwan Xili Shiinuhu Hawlgalo Ka Fulinayo Jasiiradaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Laacib Maradona Oo Geeriyooday

Mustafehaji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More