Borama News Network

Wasiirka gaashandhigga Uganda oo Muqdisho tagay iyo u jeeddada socdaalkiisa

Wasiirka gaashaandhigga iyo Arrimaha Halyeeyada ee Uganda, Vincent B. Ssempijja, ayaa gaaray magaalada Muqdisho iyadoo halkaas kulan kula yeeshay dhigiisa Soomaaliya.

Sida uu qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook ku sheegay Wasiirka gaashandhiga ee Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur, labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xirirka labada dowladood ee arrimaha difaaca.

Labada wasiir difaac ee Soomaaaliya iyo Uganda ayaa qalinka ku duuga saxiixa dhameestirka Is af garad ee heshiisyo hore oo difaac iyo iskaashi Milatari oo u dhaxeeyey labada dal

Dalka Uganda ayaa ka mid tahay dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya kuwaas oo ka mid ah howlgalka ATMIS.

Related posts

Khasaaraha Ay Qabyaaladu Leedahay Sankaynu Iska Keenay” Xisbiga Ucid Oo Hadlay

Abdiaziz Bnnstaff

Duufaan Xoogan Oo Gabi Ahaanba Baabi’isay Gobol Ka Tirsan Dalka Maraykanka

Abdiaziz Bnnstaff

“Faan joogto ah ayaa Muuse laga fadhiyi kari waayay Ilaa Qaaxo, Muftaaxii dagaalkaan haya” Xildhubaan Khadar Guun

Abdiaziz Bnnstaff