Hoggaamiye Maleeshiyo Hubeysan Oo Lagu Dilay Dalka Liibiya

Saraakiisha Ammaanka ee dalka Liibiya ayaa waxaa ay sheegeen inay dileen Hoggaamiyahaasi oo lagu magacaabi jirey Maxamed Al-Kani, kaasi oo ay Dowladda Maraykanka horey ugu soo rogtay Cunaqabatayn.
Milliteriga Libiya waxay sheegeen in Ninkaasi lagu dilay Iska-horimaad ka dhacay magaalladda Banqaasi ee Bariga dalkaasi, xilli la doonayey in la soo qabto.

Hoggaamiye Maleeshiyaadka la dilay waxaa lagu eedeynayaa inuu mas’uul ka ahaa dhimashada dad laga helay Qabuuro-wadareed ku yaalla Degmadda Tarhuna oo 65 KM dhanka K/Bari kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Tripoli.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Xukuumadda Somaliya Oo Shaacisay Qodobka Maanta Lagaga Hadlayo Shirka Wadatashiga Ee Socda

Bnnstaff Bnnstaff

Dalka Iyo Dadkuba Waxay Ka Ooyayaan Cadaalad Darro “Boqor Raabi Yusuf Cabdilaahi.

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Itoobiya Oo War Cusub Kasoo Saartay Dhaqangalka Xaaladda Deg Degga Ah

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More