Borama News Network

Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Maanta Qudbad U Jeedinaya Labada Gole Ee Baarlamaanka Somaliya

Labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay yeeshaan kulan aan caadi aheyn oo codsigiisu ka yimid madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo sida qorshu yahay khudbad ka jeedin doona fadhiga maanta ee labada aqal.

Inkastoo aan si rasmiya loo ogeyn waxyaabaha madaxweynuhu uu ka hadli doono, haddana waxaa la fahamsanyahay in dalka ay ka taaganyihiin arrimo kala duwan oo siyaasiinta qaar ay si adag uga horyimaadeen sida wax ka badelka dastuurka oo dooddiisu ay socoto.

 

Related posts

‘’Anigoo Reerka Muuse Biixi Ah u Codayn Maayo, Waayo Qarankii Ayuu Jabiyay’’Shacabka Hargaysa

Abdiaziz Bnnstaff

Israa’iil oo weerartay fariisimo ay Xisbullah ku leeyihiin dalka Lubnaan

Abdiaziz Bnnstaff

Haween Ka Banaanbaxay Suuqii Ay Hilibka Ku Ibinayeen Oo Ganacsato Laga Iibiyay

Abdiaziz Bnnstaff