Dad Loo Soo Xidhxidhay Afgambigii Fashilmay Ee Dalka Madagaskar

Booliska dalkaasi waxay sheegeen in la xiray 21-qof oo ay ku jiraan xubno ka tirsan Milliteriga iyo kuwa Xoojinta Sharciga, kuwaasi oo lala xiriirinayo Afgembigii xilka looga tuuri lahaa Madaxweyne Andaray Rajoelina.

Xeer-Ilaaliyaha Guud ee dalkaasi, Bertin Razafiyarifuni ayaa u sheegay Suxufiyiinta in 14 ka midah Eedeysanayaasha la xiray loo gudbiyey Hay’adaha Baaritaanka.
Waxa uu intaasi ku daray in Baarayaasha heleen Dukumenti faahfahin ka bixinayo Qorshaha Istraatijiyada ee lagu khaaarijin lahaa 5 Siyaasi oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Madagaskar.

Bishii la soo dhaafay ee July ayaa la fashiliyey Afgembigaasi, iyadoo la xiray dhowr qof oo ay ka mid ahaayeen 2 Muwaadin oo Faransiis ah.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Culimada Dalka Masar Oo Xalaaleeyay In Kalyaha Xayawaanka Doofaarka Loo Isticmaali Karo Caafimaadka Dadka

Bnnstaff Bnnstaff

Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Oo Shaaciyay In Loo Tartami Doono Hogaanka Sare Ee Xisbigaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiir Dube Oo Shaaciyay In Ergo Loo Diray Deni Iyo Axmed Madoobe Oo Wali Ka Maqan Shirka Afisyooni

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More