Deg Deg:- Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Oo La Doortay Iyo Isbahaysigii Mucaaridka Oo Guulaystay

Deg Deg Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Loo Doortay Cabdirasaaq Oo Khaliif Oo Xisbiga Wadani Uga Soo Baxay Gobolka Sool sidoo Kalena Ahaa Garabka Isbahaysiga Mucaaridka

gudoomiye Ku Xigeenka Kawbaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxaa Waxaa Loo Doortay Siciid mire faarax Giire Oo Xisbiga Ucid  Uga Soo Baxay Gobolka Sanaag 

Halka Gudoomiye Ku Xigeenka Labaadna Loo Doortay Cali Xaamud Jibriil oo Gobolka Awdal Uga Soo Baxay Xisbiga Ucid 

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Hawlgalo Iyo Dhaqdhaqaaqyo Xoogan Oo Ka Bilaabmay Shabeelaha Dhexe Ka Dib Booqashadii Madaxwayne Xasan Sheekh

Bnnstaff Bnnstaff

“Madaxweyne Muuse Wuxuu Yimid Hargeysa Oo Haraadan, Wuxuuna Ka Tagayaa Iyada Oo Weli Haraadan” Xildhibaan Maxamed Abiib

Bnnstaff Bnnstaff

Daawo Qaabka Madaxwayne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More