Dowlada Iran Oo Iska Fogeysay Eedeyn Culus Oo Kaga Timid Isra’el Iyo Reer Galbeedka

Waxaa sii xoogeysanaya carada ka dhalatay weerarkii lagu qaaday markab shidaal oo dalalka reer Galbeedka ay ku eedeynayaan Iiraan, inkastoo ay Tehran iska fogeysay mas’uuliyaddiisa.
Safiirro dhowr ah ayaa looga yeeray wasaaradaha Arrimaha Dibadda, halka ay isasoo tarayaan hanjabaadaha ku aaddan in jawaab laga bixin doono falkaas oo isbuucii las oo dhaafay ay diyaarad drone ah ku qarxisay markabka.

Britain, Mareykanka iyo Israa’iil ayaa si cad u sheegay in Iiraan ay ka dambeyso weerarkaas, inkastoo ay iska fogeeyeen madaxda dalkaas, waxayna wacad ku mareen in ay sameyn doonaan wax walba oo ay ku waxyeelleynayaan danaha Iiraan.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Madaxwaynihii Hore Ee Koonfur Africa Oo Xabsiga La Dhigay Iyo Sobobta Loo Xidhay

Bnnstaff Bnnstaff

Kursi Ka Mid Ah Golaha Shacabka Somaliya Oo Maanta Lagu Dooranayo Magaalada Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Banaan Baxa Lagaga Soo Horjeedo Madxwayne Farmaajo Oo Ka Dhacaya Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More