Madaxwayne Qoor Qoor Oo Soo Saaray Liiska Xubnaha U Tartamaya Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Somaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa soo saaray liiska musharaxiinta qaar ka mid ah kuraasta xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ee laga soo dooranayo Galmudug.

Axmed Qoor Qoor ayaa shaaciyey magacyada 12 musharax, oo u tartami doonta 6 ka mid ah 8 kursi ee Galmudug ku leedahay Aqalka Sare iyo sida ay isugu beegan yihiin, waxaana ay kala yihiin Magacyadooda.

Cabdi Axmed Dhuxulow,
Nuur Xasan Guutaale

Yusuf Geelle Ugaas
Daahir Faarax Filidow

Siciid Siyaad Shirwac
Maxamed Daahir Maxamed

Samsam Daahir Maxamuud
Farxiyo Maxamed Guure

Cabdixakim Macalin Axmed
Ismahaan Cabdi Xuseen

Duniyo Maxamed Cali
Qadro Cabdullahi Isxaaq

Madaxweynaha Galmudug ayaa dib u dhigay soo gudbinta musharixiinta Aqalka sare Saddex kursi oo kamid ah, kuwaas oo qaarkood ay u hanqal taagayaan Siyaasiyiin ay kamid yihiin Cabdi Qeybdiid iyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Wax Badan Ka Ogow Xiisadda Militari Ee Bariga Yurub Ka Taagan

Bnnstaff Bnnstaff

“Maraykanka Iyo Diblomaasiyadiisii Way Soo Noqotay” Madaxwayne Joe Biden Oo Soo Bandhigay Siyaasadiisa Arimaha Dibada

Bnnstaff Bnnstaff

Xisbiga Ucid Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedaymo Loo Jeediyay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More