Madaxwayne Farmaajo Iyo Amiirka Dalka Qatar Oo Kulan Khadka Telefoonka Ah Yeeshay

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Amiirka dalka Qatar ayaa waxaa la sheegay inay khadka telefoonka uga wada hadleen arrimo dhowr ah.

Farmaajo iyo Amiirka Qatar ayaa ka wada hadlay xoojinta  xiriirka labada dal, Arrimaha gobalka iyo caalamka intaba.

Dowladda Qatar ayaa waxaa ay kamid tahay dowladaha taageera Soomaaliya, waxaana la sheegaa inay si gaar ah u maalgeliso madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Saaxiibadiisa siyaasadda.

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Booliska Somaliya Oo Shaaciyay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Eedaysanyaal Gabdh Ku Dhibaateeyay Gedo

Bnnstaff Bnnstaff

Odaygii Wadooyinka Muqdisho Ka Baadi Goobayay Boqor Buurmadaw Oo Ku Muqdisho Kula Kulmay

Bnnstaff Bnnstaff

Bandhiga Buugaata Borama Book Fair Oo La Soo Gabagabeeyay Iyo Waxyaabaha Lagu Soo Bandhigay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More