Raysal Wasaare Rooble Oo Kulamo Ka Wada Magaalada Mombasa Ee Dalka Kenya

Ra’iisul Wsaaraha xukumadda FederaxilgaarsiintaMaxamed Xuseen Rooble oo weli kus ugan Magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaaladaasi ku sugan.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Jaaliyadda Soomaliyeed uga warbixiyay xaaladda dalka iyo doorashooyinka dalka ka bilowday, isaga oo ugu baaqay inay tageeraan dowladn imada Soomaaliya.
Xubnaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Mombasa ayaa uga mahad celiyay booqashada uu ugu yimid, iyaga oo sheegay inay ku taageerayaan geedi-socodka doorashada.

Kulankan uu Ra’iisul Wasaare Rooble Jaaliyadda Soomaaliyeed uu mombasa kula qaatay ayaa waxaa ku wehliya Wasiirka waxbarashada Cabdullaahi Carab, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala & wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud.

Ra’iisul Wsaaraha xukumadda FederaxilgaarsiintaMaxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa la sheegay in uu u sii gudbi doono Magalada Naorobi ee isla dalka Kenya, isaga oo halkaasi kulamo kala duwan ka bilabi doono.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Halkay Maraysaa Xiisadii Siyaasadeed Ee Ka Dhex Taagnayd Dalalka Masar Iyo Turkiga?

Bnnstaff Bnnstaff

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Somaliya Oo Xukun Ku Riday Nin Hoos Ula Shaqaynayay Alshabaab

Bnnstaff Bnnstaff

Nimankii Daraawiish Xiniyihii Ayay Isla Jiidheen,Xisbigayagiina Waa Uu Furanyahay”Jilaa Jawaan

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More