Askarii Ardayga Ku Toogtay Jaamacada Camuud Oo Dil Toogasho Lagu Xukumay

Maxkamadda Ciidanka Milatariga Somaliland, ayaa saaka dil toogasho ah ku xukuntay Cismaan Diiriye Buraale oo ah askarigii jaamacadda Camuud ku dilay Marxuum Ibraahim Salaad oo ka mid ahaa ardayda jaamacaddaas.

Xeer illaalinta Maxkamadda Milateriga ayaa sheegtay in Cismaan Diiriye uu qirtay inuu dilay Marxuum Ibraahim Cabdishakuur oo Arday ahaa.

Sidoo kale Maxkamadda Soomaaliland Waxa ay sheegtay in Maxkamadeyntiisa maanta lagu soo gabagabeeyay Magaalada Hargeysa ee Somaaliland .

Ugu dambeyntii dilka loo geystay marxuum Ibraahim oo ahaa ardaygii dhiganayay jaamacadda Camuud ayaa dilkaasi loo gaystay taariikhda markay aheyd 5-tii bishii July sanadkaan.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Shirkadaha Bixiya Adeega Korontada Oo Kula Deg Deg Ah Wada Qaatay

Bnnstaff Bnnstaff

Film Qaade Safar Ku Tagay magaaladii uu Kasoo jeeday oo Waalidiintii Dhalay ay inta ay Suuxiyeen Ay Jar Jareen

Bnnstaff Bnnstaff

Aabe 53 Jir Ah Iyo Wiilkiisa Oo Maanta Hal Mar Imtaxaan Uga Wada Fadhiistay Mid Ka Mid Ah Jaamacadaha Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More