Xasan Cali Khyre Oo Kulamo Siyaasadeed Ka Bilaabay Magaalada Nairobi

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, islamarkaana ah Musharax Madaxweyne ayaa xalay waxaa uu gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Joma Kenyatta ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin iyo dad kale.

R/Wasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa uu kulamo siyaasadeed uu ka bilaabay Magaalada Nairobi, isagoona la kulmi doono xubno ka tirsan dowladda iyo siyaasiyiin mug leh oo ku sugan magaalada Nairobi.

Waa safarkii labaad uu Kheyre ku tago wadamada deriska la ah Somalia, isagoona ujeedkiisa yahay olole doorasho uu ka bilaabay dalka Jabuuti iyo Kenya

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Deg Deg:- Madaxwayne Muuse Biixi Oo Magacaabis Iyo Xilka Qaadis Cusub Sameeyay

Bnnstaff Bnnstaff

Guddoomiye Mursal Iyo Mahdi Guuleed Oo Ku Biiray Shirka Ka socda Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Itoobiya Oo Xabsiga Ku Gurtay Dad Gaadhaya 250 Qof Oo Lala Xidhiidhinayo Dagaalka Tigreyga

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More