Askar Boolis Ah Oo Ku Dhawacmay Dibad Baxyo Ka Socda Dalka France

Wararka ka.imaanaya magaalada Mersiiliya ayaa sheegaya in 13 askari uu dhawac kasoo gaaray dibad baxyo ka dhan ah warqadaha caafimaadka Covid-19 kaa oo kasocda magaalada marsiiliya ee dalka Faransa.

Dibad baxyadaasi ayaa la tilmaamay inay sii xoogeesanayaan maadama dadkaasi ay ka careysan yihiin warqadaha gaarka ah ee loo bixiyo dadka safraya inay qaataan cudurka corona virus.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Dowlada Somaliya Oo Sexeexday Dalbashada Talaalka Covid 19

Bnnstaff Bnnstaff

Galmudug Oo Shaacisay In Ay Xaqiijisay Amniga Deegaanad Ay Kala Wareegtay Alshabaab

Bnnstaff Bnnstaff

Dowladaha Kenya Iyo Jabuuti Oo Kala Sexeexday Heshiis Ay Ku Baxayso Lacag Dhan 6.45 Million Dolar

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More