Sweden Oo Mamnuucday Safarada Lix Dal Oo Mareykanka Uu Ku Jiro Iyo Sobobta

Dowlada Sweden ayaa maanta ka dhaawajisay in ay mamnuucday safarada ugu imaanaya lix dal oo ay ku jirta Dowlada Mareykanka.
Dalalka Sida Lubnaan, Mareykanka, Israa’iil, Kosovo, Montenegro iyo Waqooyiga Macedonia ayaa laga mamnuucay soogalitaankooda Dalka iyadoo sidoo kale la kordhiyay mudada xayiraadooda.

Wasiirka arimaha Gudaha Sweden Mikael Damberg oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Sababta ugu weyn ay tahay in kiisaska corona ee Wadamadan ay sii kordhayaan.
Waxa uu dhanka kale sheegay in ay la socdaan tilaabada ay dhawaan soo jeediyeen midowga Yurub ee ku aadan Xaalada Corona Sida wadamada Mareykanka oo kale.

Xayiraadaha ayaa la kordhiyay laga bilaabo 6 Semtemper waxayna soconayaan ilaa laga gaaro 31 -ka Oktoobar.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Maalgashiga Turkigu Ku Sameeyay Soomaaliya Oo Gaadhay $ 1 bilyan Iyo Qaramada Midoobey Oo Ka Hadashay

Bnnstaff Bnnstaff

Qabriga Waxaa Loo Tagay In La Aaso Hal Qof Balse 25 Qof Ayaa La Aasay Sidayse U Dhacday Arintaasi?

Bnnstaff Bnnstaff

Kalluumeysato Muddo u Afduubnaa Al-shabaab Oo Dib Ugu Laabtay Dalka Iran

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More