Taaliban Oo Calankooda Ka Taagtay Dooclxada Banshiir Oo Uu Dagaal Culusi Ka Socday

Ururka Taalibaan ayaa sheegay in haatan uu guud ahaan maamulo waddanka Afgaanistaan, kaddib markii ay calankooda ka taageen xafiiska barasaabka gobolkii ugu dambeeyay ee ay iska-caabbinta kula kulmeen, waa gobolka Panjshir.

Walow Axmed Mascuud, oo ka mid ah hogaamiyayaasha wax-iska-caabbinta, uu wacad ku maray inuu dagaalka sii wadi doono, ayaa haatan waxaanan la garanayn halka uu jaan iyo cirib dhigay.

Mullah Hadiyat Ullah Badar, oo ka mid ah hogaamiyeyaasha Taalibaan ayaa dadka dooxadaasi ugu baaqay inay guryahooda joogaan oo aanay u qixin buuraha, isagoo sheegay inaanan wax loo dhimi doonin, hasayeeshee nin ayaa BBCda u sheegay in qoyskiisa ay halkaas isaga qaxeen sababtoo ah waa ay argagaxeen.

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Maxkamadda Ciidamada Iyo Taliska Booliska Oo War Kasoo Saaray Dilal Ka Dhacay Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Ukraine Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadal Kasoo Yeeray Madaxweynaha Faransiiska

Bnnstaff Bnnstaff

Midowga Africa Iyo Qaramada Midoobay Oo Wada Hadal La Yeeshay Hogaamiyaha TPLF

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More