Dagaal Culus Oo Ka Socda Woqooyiga Dalka Yeman Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Dagaallo ayaa ka soo cusboonaaday maanta oo Arbaco ah, qeybo kamid ah Marib, ee waqooyiga dalkaasi Yeman, kaasi oo u dhexeeya ciidamada Yeman iyo maleeshiyada Xuutiyiinta.

Sida ay sheegayaan Ilo wareedyo soo xiganaya milateri Yaman, dagaaladan ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay si xariir ah ugu socday waqooyiga Yeman, kuwaa oo duqeymo cirka ah oo lala beegsaday Xuutiyiinta looga dilay 60 ka mid ah maleeshiyaadkooda.
Dagaaladan ayaa yimid ka dib markii maleeshiyadka Xuutiyiinta labadii maalmood ee la soo dhaafay ay hareereyeen Magaalada Marib.

Xubnaha Kooxda Xuutiyiinta ayaa bilihii la soo dhaafay waday weerarro is daba joog ah oo ay ku soo qaadayeen gobolkan saliid hodan ku ah.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Ciidanka DANAB Oo Sheegay In Ay Howgal Kusoo Qabteen Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Koonfur Afrika Oo Tarxiileysa Waddaad Reer Malawi Ah Oo Baxsad Ah”

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Kenya Oo Ka Jawaabtay Baaqii Dowladda Somalia Ee Dib U Furista Safaarada

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More