Wasiir Xundubeey” Ra’iisul Wasaare Rooble Wixii Aan Isku Ogeyn Ayuu Ka Baxay”

Xilli xalay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble uu xilkii ka qaaday wasiirkii Amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa waxaa uu kasoo horjeestay xilka qaadistaas.

Wasiir xundubeey waxaa uu sheegay in Ra’iisul Wasaaraha uu kaliya yahay xilgaarsiin, isla markaana uusan xilka ka qaadi Karin, shaqadiisuna uu yahay siiwadida holwha kale ee dowladda.

Wasiirka oo la hadlay Voa-da ayaa sheegay in Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ay isku ogaayeen in dalka ka ilaaliyan khalalaaso, hayeeshee uu Ra’iisul Wasaaraha khalalaaso billaabay.

Related posts

Xukuumada Muuse Biixi Oo Ka Digtay Duufaano La Sheegay In Ay Ku Soo Waajahanyihiin

Bnnstaff Bnnstaff

Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Heshiis Ka Gaadhay Khilaafkii 18ka May

Bnnstaff Bnnstaff

” Ninka Doonaya InAy Somaliya Ku Noqoto 91kii Dilkiisu Waa Uu Banaanyahay” Shacabka G/Gado Oo Fariin Adag Diray

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More