Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Xil Kaqaadistii Wasiir Xundubay

Guddoomiyihii Golaha Shacabka ee Muddo xileedkiiso dhammaaday  mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa sharci daro ku tilmaamay dhaarinta wasiirka amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur ee uu xalay magacaabay Ra’isul Wasaaraha.

Waxaa uu Ra’iisul wasaare Rooble uu ka codsaday in uu ka baraan dego dhaarinta wasiirada cusub.

Related posts

Hoggaamiyihii Afgambiga Dalka Burkina Faso Oo Noqonaya Madaxweyne

Bnnstaff Bnnstaff

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Soomaaliland Oo La Kulamay Odayaasha Dhaqanka Ee Ka Tagay Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Maayirka Magaalada Borama Oo Ka Hadlay Dhismaha Wadada Isku Xidhi Doonta Borama,Lawyo Cado Iyo Jigjiga

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More