Maamulka Puntland Oo Hubka Ka Mamnuucay Magaalada Gaalkacyo

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa sheegay in ay dardar gelin doonaan howlaha suvida Amniga Magaalada Gaalkacyo oo dhowr jeer ay ka dhaceen weeraro iyo qorsheysan.

Waxaa uu sheegay in qorshahooda uu yahay sidii ay uga hortegi lahaayeen Al-Shabaab oo uu sheegay inay doonayaan in ay falal amni darro ka geystaan Magaalada Gaalkacyo, markastana diyaar u yihiin suvida Amniga guud ahaan Gobolka Mudug.

Sidoo kale guddoomiyaha Gobolka Mudug oo sii hadlayay ayaa waxaa uu sheegay in Gudaha Magaalada Gaalkacyo laga mamnuucay in lagu dhex waato hubka noocyadiisa kala duwan, ciddii lagu arkaana tallaabo laga qaadi soono.

Warkaan kasoo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli bilihii la soo dhaafay Ciidamada Puntland iyo kuwa Galnudug ay wadeen howlgallo ka dhan ah Al-Sbabaab.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Maxay Tahay Arrinta Ku Saabsan Soomaaliya Ee Lagu Heysto Raysal Wasaaraha Dalka Hindiya?

Bnnstaff Bnnstaff

“Cabdiraxmaan Cirro Iyo Xirsi 1991-kii Dalka May Joogin, Anaa joogay Oo Uga Tacab Badan” Afhayeen Buuni.

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Masar Oo Yuhuuda Ku Nool Dalkaasi Ka Mamnuucday Xus U Gaar Ahaa Yuhuuda

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More