Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Qatar Oo Kulan La qaatay Taaliban

Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Qatar Maxamed Bin C/raxmaan Althani ayaa booqasho ku tegay caasimada dalka Afganistan ee Kabul, isagoo Kulamo la leh Hoggaamiyayaasha Taalibaan.

Afhayeenka Taalibaan, Suhayl Shahiin ayaa u xaqiijiyey Suxufiyiinta booqashada Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Qatar, wuxuuna xusay inuu Kulamo la leeyahay Madaxa Dowladda Imaaradda Islaamiga Afganistan, Maxamed Xasan Akhund.

Afhayeenka ma bixinin Faahfaahin dheeraad oo ku Aadan qoddobadii looga hadlay Shirkaasi.

BoramaNews.com

Related posts

Madaharaad Lagaga Soo Horjeedo Mudo Kordhinta Madaxwayne Farmaajo Oo Ka Socda Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxweynaha Dalka Afghanistan Oo Ku Dhawaaqay Xabad joojin Inta Lagu Guda Jiro Bisha Ramadaan

Bnnstaff Bnnstaff

Jadwalka Doorashada Somaliya Oo La Soo Saaray Iyo Hogaamiyayaasha Oo Ku Heshiiyay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More